Sportsnews

Wadanka Turkiga ayaa manta waxaay Soo bandhigeen Ciyaar Laga Yabay hadaba waxaa wadanka Lagala Hormaray 2 Goal oo ciyaarta ku hogaminayay Wadanka JeeGa hadaba waxaa ciyaarta Dar aad iyo aad U adag galiyay wadanka Turkiga isaga oo dagal iyo tartaaan aan inaba cadi aheyeen galiyay sii oo isaga soo bado labada goal ee lagala hor maray

waxaa Goal uu soo badan willka Da’ada yar ee 21 jiirka ee u Xirta funanada Number keedu yahay Afar Iyo 14 ka marki ay ciyaarto socotay xiliyadii aay wax yar Ka harsaneyd dhamadki cayaarta ayaa waxaa Goal kale u dhaliyay Captain ka Kooxda qaranka Turkiga Hadaba ciyaarto waxay ku soo labatay is bar-bar dhac waxana ku kacan sareyay wadan ka Turkiga isaga oo Radinya Goal ka ay Gusha ku racii lahayed waxaa isla Goal ka Gusha u dhaliyay Captain ka Koxda oo Goal aad iyo aad Loga helay Birta qabadsiyay mirki danbena ay gosha Dalam Dhahday

Ciyaartu markay ahayeed Gabo Gabo ayaa waxaa Red-card laga siyay Gool-hayaha Koxda qaranka Turki marka ciyaarta waxaa lagu daray Afar daqiqo oo Extra time ah isla marki waxaa ku waregay Goolhaye nimada Ciyaartoy ciryahan ka ka Miid ah markay ciyaartu wax yar socotay waxaa ku dhawaqay Fodhida ama Fiirinbiga Dhex-dhexadiya in cayaartu dhamatay Sidasana waxay Gushu ku racday wadanka Turkiga Oo u soo baxay Warega danbee.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Connecting to %s